Managing stressMaareynta walbahaarka
Explore daily pressures and ways to make room for rest.Baro culaysyada maalinlaha ah iyo sida aad waqti ugu hesho nasasho.
About the courseKu saabsan koorsada
Explore stressors related to work, family and finances. The lessons are delivered in Somali and can be followed at your own pace.Baro culaysyada la xiriira shaqada, qoyska iyo dhaqaalaha. Casharradu waxay ku baxaan Af-Soomaali, waxaadna u raaci kartaa sida kuu habboon.
Inside the lessonsWaxa aad ku baranayso
Topics include signs of stress, everyday routines, financial pressures, parenting and planning your next steps.Mawduucyada waxaa ka mid ah calaamadaha walbahaarka, caadooyinka maalinlaha ah, culaysyada dhaqaale, waalidnimada iyo qorshaynta tallaabada xigta.