It begins with being heard.Wax walba waxay ka bilowdaan dhegeysi.

Kalsoon brings Somali-language counselling and learning into one place.Kalsoon waxay hal meel ku kulmisaa la-talin iyo waxbarasho Af-Soomaali ah.

A conversation in your own words.Wada hadal aad erayadaada ku cabbirto.

Kalsoon is a space for people who want to talk through family life, daily pressures and changes that are difficult to put into words. You can start by listening to an episode, reading a short article or reaching out to the team.Kalsoon waa meel loogu talagalay dadka doonaya inay ka hadlaan nolosha qoyska, culaysyada maalinlaha ah iyo isbeddellada ay adag tahay in la qeexo. Waxaad ku bilaabi kartaa dhegeysiga qayb Faynuus ah, akhriska maqaal gaaban ama la xiriiridda kooxda.

How sessions workSida kulamadu u dhacaan

What Kalsoon stands for.Waxa ay Kalsoon u taagan tahay.

A conversation in your languageWada hadal luqaddaada ah

Speak about what matters to you in Somali.Af-Soomaali kaga hadal arrimaha aad muhiimka u aragto.

Room for your questionsMeel aad su’aalo ku weydiiso

Ask about a psychologist’s approach, session format and fees before you decide.Ka hor intaadan go’aan gaarin, wax ka weydii habka la-talinta, qaabka kulanka iyo kharashka.

Learning that fits your dayWaxbarasho ku habboon maalintaada

Read an article, listen to Faynuus or work through a short course.Akhri maqaal, dhegeyso Faynuus ama raac koorso gaaban.

Dr Idil Mohamed
Founder & CEOAasaasaha iyo Agaasimaha Guud

Dr Idil Mohamed

Dr Idil founded Kalsoon to bring counselling and mental wellness education closer to Somali-speaking communities. She also hosts Faynuus, a series about the emotional questions that come up in daily life.Dr Idil waxay aasaastay Kalsoon si dadka Af-Soomaaliga ku hadla loogu soo dhoweeyo la-talinta iyo waxbarashada fayoqabka maskaxda. Waxay sidoo kale daadihisaa Faynuus, oo ka hadla su’aalaha la xiriira dareenka ee nolol maalmeedka.

Meet Dr IdilBaro Dr Idil

Meet the psychologists.La kulan cilmi-nafsiyaqaannada.

View directoryEeg dhammaan

Start with a conversation.Ku bilow wada hadal.

Tell the Kalsoon team which service you are looking for.Kooxda Kalsoon u sheeg adeegga aad raadinayso.