Back to articlesKu noqo maqaallada

What is therapy?Waa maxay daaweynta nafsigu?

A first look at counselling, what you can ask and what to expect from a conversation.Hordhac ku saabsan la-talinta, waxa aad weydiin karto iyo waxa aad ka filan karto wada hadalka.

What happens in therapy?Maxaa ka dhaca la-talinta?

Therapy often involves talking with a mental health professional about thoughts, feelings or patterns that are troubling you. The approach depends on your circumstances and the questions you bring.La-talintu badanaa waa wada hadal aad xirfadle kala yeelato fikirro, dareenno ama habdhaqan ku dhibaya. Habka loo marayo wuxuu ku xiran yahay duruufahaaga iyo su’aalahaaga.

What can I ask at a first meeting?Maxaan weydiin karaa kulanka koowaad?

You can describe what brought you there, ask how the psychologist works, and discuss the fee and how your information will be handled.Waxaad sheegi kartaa waxa ku keenay, waxaadna wax ka weydiin kartaa habka shaqada, kharashka iyo sida xogtaada loo maareynayo.

Finding your own wordsHel erayada kugu habboon

People sometimes find it hard to talk about what is on their minds. You can start with one question or one part of your day that you would like to discuss.Mararka qaarkood way adag tahay in laga hadlo waxa qofka ku jira. Waxaad ku bilaabi kartaa hal su’aal ama arrin maalintaada ka mid ah oo aad rabto inaad ka hadasho.

Ask about counsellingWax ka weydii la-talinta

Start with a conversation.Ku bilow wada hadal.

Tell the Kalsoon team which service you are looking for.Kooxda Kalsoon u sheeg adeegga aad raadinayso.