Your journey with Kalsoon.Safarkaaga Kalsoon.

Follow the steps for arranging a session or joining as a professional.Raac tallaabooyinka ballan qabsashada ama ugu biirista xirfadle ahaan.

Build your practice with Kalsoon.Kalsoon kula shaqee xirfaddaada.

Introduce your practice to people looking for Somali-language counselling.Xirfaddaada bar dadka raadinaya la-talin Af-Soomaali ah.

What to prepare before applying.Maxaad diyaarsanaysaa ka hor codsiga?

  • Your qualificationsShahaadooyinkaaga

    Tell us what you studied and the area you practise in.Noo sheeg waxa aad baratay iyo takhasuska aad ku shaqayso.

  • Session languagesLuqadaha kulamada

    List the languages you use in consultations.Sheeg luqadaha aad la-talinta ku bixiso.

  • Location and formatGoobta iyo qaabka

    Include your city, country and whether you work online or in person.Qor magaaladaada, dalkaaga iyo haddii aad ku shaqayso onlayn ama fool ka fool.

  • A way to reach youHab lagula soo xiriiro

    Provide a professional email and phone number for the review team.Geli iimaylkaaga xirfadeed iyo lambar ay kooxda qiimayntu kugula soo xiriiri karto.

The application journey.Marxaladaha codsiga.

1

Introduce yourselfIsbar

Share your name, professional focus and the languages you work in.Sheeg magacaaga, qaybta aad ka shaqayso iyo luqadaha aad ku bixin karto adeegga.

2

Send your applicationGudbi codsiga

Add your qualifications and an optional professional portrait, then consent to review.Ku dar aqoontaada iyo, haddii aad doonto, sawir xirfadeed. Dabadeed oggolow qiimaynta.

3

Review with KalsoonLa xiriir kooxda

The team can follow up to discuss your background, session format and professional documents.Kooxdu waxay kula soo xiriiri kartaa si ay kaagala hadasho aqoontaada, qaabka kulamada iyo dukumentiyada xirfadeed.

4

Agree how you will practiseKu heshiiya habka shaqada

Discuss availability and fees with the team before your listing is published.Kala hadal kooxda waqtiyada aad bannaan tahay iyo kharashka ka hor inta aan astaantaada la daabicin.

5

Offer sessionsBixi kulamo

Once approved and listed, you can receive requests for paid sessions through Kalsoon.Marka laguu oggolaado oo lagu daro liiska, waxaad heli kartaa codsiyo kulamo lacag leh.

Questions before you start.Su’aalo intaadan bilaabin.

Ask the teamWax weydii kooxda
How do I request a session?Sideen u codsadaa kulan?

Open a psychologist’s profile or contact Kalsoon. The team will confirm the format, fee and available times with you.Fur astaanta cilmi-nafsiyaqaanka ama la xiriir Kalsoon. Kooxdu waxay kuu xaqiijinaysaa qaabka kulanka, kharashka iyo waqtiyada bannaan.

Which language are the videos and courses in?Luqaddee ayay ku baxaan muuqaallada iyo koorsooyinku?

Dr Idil’s Faynuus series and the current courses are in Somali. You can browse this website in English or Somali.Taxanaha Faynuus iyo koorsooyinka hadda jira waxay ku baxaan Af-Soomaali. Boggana waxaad ku akhrisan kartaa Ingiriisi ama Soomaali.

Can I book a sample profile?Ma qabsan karaa kulan qof tusaale ahaan loo soo bandhigay?

Sample profiles illustrate the directory. Send a session request to Kalsoon to discuss available professionals.Astaamaha tusaalaha ahi waxay muujiyaan sida liisku u shaqeeyo. Codsi kulan u dir Kalsoon si aad uga wada hadashaan xirfadlayaasha la heli karo.

How can psychologists join?Sidee ayay cilmi-nafsiyaqaannadu ugu biiri karaan?

Choose “Become a Therapist” and share your qualifications, professional focus and contact details for review.Dooro “Noqo la-taliye nafsiyeed”. Soo gudbi aqoontaada, takhasuskaaga iyo sida laguula soo xiriiri karo si kooxda Kalsoon u eegto codsigaaga.

Start with a conversation.Ku bilow wada hadal.

Tell the Kalsoon team which service you are looking for.Kooxda Kalsoon u sheeg adeegga aad raadinayso.