Your journey with Kalsoon.Safarkaaga Kalsoon.

Follow the steps for arranging a session or joining as a professional.Raac tallaabooyinka ballan qabsashada ama ugu biirista xirfadle ahaan.

From first contact to first session.Laga bilaabo xiriirka ilaa kulanka.

Choose a psychologist and speak to the team before committing to a time.Dooro cilmi-nafsiyaqaan oo kooxda la hadal ka hor intaadan go’aansan waqtiga.

Before your first session.Kulankaaga koowaad ka hor.

  • Choose your languageDooro luqaddaada

    Tell the team which language you prefer for your conversation.Kooxda u sheeg luqadda aad doorbidayso inaad ku hadasho.

  • Think about timingKa fikir waqtiga

    Have a few possible times in mind and ask which are available.Ka fikir dhowr waqti oo kuu habboon, dabadeed weydii kuwa bannaan.

  • Bring a questionSoo diyaari su’aal

    Ask about the psychologist, the fee or what a first session is like.Wax ka weydii cilmi-nafsiyaqaanka, kharashka ama sida kulanka koowaad u dhacayo.

Your session, step by step.Tallaabooyinka kulankaaga.

1

Explore a profileEeg astaanta xirfadlaha

Read about the psychologist or service that interests you.Akhri xogta cilmi-nafsiyaqaanka ama adeegga aad xiisaynayso.

2

Send a requestDir codsi

Leave your contact details and tell us how you would like to hear from the team.Reeb xogta xiriirka oo sheeg habka aad jeclaan lahayd in kooxdu kula soo xiriirto.

3

Discuss the detailsKa wada hadla faahfaahinta

Ask about language, session format, availability and cost.Weydii luqadda, qaabka kulanka, waqtiyada bannaan iyo kharashka.

4

Confirm your appointmentXaqiiji ballantaada

Choose a time with the team. Your appointment is confirmed when you hear back.Kooxda la dooro waqti. Ballantu waxay xaqiiqoobaysaa marka ay kooxdu kuu xaqiijiso.

5

Meet your psychologistLa kulan cilmi-nafsiyaqaanka

Bring the questions you want to discuss and agree together on the next step.La imow su’aalaha aad rabto inaad ka hadasho, dabadeed isla garta tallaabada xigta.

Questions before you start.Su’aalo intaadan bilaabin.

Ask the teamWax weydii kooxda
How do I request a session?Sideen u codsadaa kulan?

Open a psychologist’s profile or contact Kalsoon. The team will confirm the format, fee and available times with you.Fur astaanta cilmi-nafsiyaqaanka ama la xiriir Kalsoon. Kooxdu waxay kuu xaqiijinaysaa qaabka kulanka, kharashka iyo waqtiyada bannaan.

Which language are the videos and courses in?Luqaddee ayay ku baxaan muuqaallada iyo koorsooyinku?

Dr Idil’s Faynuus series and the current courses are in Somali. You can browse this website in English or Somali.Taxanaha Faynuus iyo koorsooyinka hadda jira waxay ku baxaan Af-Soomaali. Boggana waxaad ku akhrisan kartaa Ingiriisi ama Soomaali.

Can I book a sample profile?Ma qabsan karaa kulan qof tusaale ahaan loo soo bandhigay?

Sample profiles illustrate the directory. Send a session request to Kalsoon to discuss available professionals.Astaamaha tusaalaha ahi waxay muujiyaan sida liisku u shaqeeyo. Codsi kulan u dir Kalsoon si aad uga wada hadashaan xirfadlayaasha la heli karo.

How can psychologists join?Sidee ayay cilmi-nafsiyaqaannadu ugu biiri karaan?

Choose “Become a Therapist” and share your qualifications, professional focus and contact details for review.Dooro “Noqo la-taliye nafsiyeed”. Soo gudbi aqoontaada, takhasuskaaga iyo sida laguula soo xiriiri karo si kooxda Kalsoon u eegto codsigaaga.

Start with a conversation.Ku bilow wada hadal.

Tell the Kalsoon team which service you are looking for.Kooxda Kalsoon u sheeg adeegga aad raadinayso.