Adeegyada la-talinta
Wada hadalku wuxuu noqon karaa tallaabada koowaad.
Haddii aad doonayso la-talin ku saabsan dareenkaaga, culaysyada nolosha ama xiriirrada qoyska, nala soo xiriir. Waxaan ku siinaynaa faahfaahinta adeegyada Kalsoon si aad u doorato tallaabada kugu habboon.